Xal laga gaaray Khilaafkii u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada Murusade

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kulan gaar ah la qaatay xiildhibaanada beesha Murusade ku matala baarlamanaka labada ee federaalka Soomaaliya. Kulankan galabta  ka dhacay xarunta Madaxtooyada ayaa xal looga gaarayay khilaaf u dhaxeeyay Madaxweynaha iyo Xildhibaanada oo ka dhashay saamiga beesha Murusade ku yeelaneyso xukuumadda cusub oon horey loo cadeyn. Sida aan wararka … Continue reading Xal laga gaaray Khilaafkii u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada Murusade